Dowladaha Soomaaliya & Kenya oo kala saxiixday heshiisyo Qarsoodi ah (Xog Muhiim ah)

Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya Monica Juma ayaa shaaca ka qaaday in muranka Badda ee Somalia iyo Kenya ay labada dowladood ka gaareen heshiis dhigaya inaan Maxkamad la aadin oo wada hadal wax lagu dhameeyo. Dowlada Soomaaliya ayaan illaa hadda ka jawaabin hadalka ka soo yeeray Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Monica Juma oo haddii uu … Continue reading Dowladaha Soomaaliya & Kenya oo kala saxiixday heshiisyo Qarsoodi ah (Xog Muhiim ah)